|

OWN: Halkan Ka Dhagayso Wasiirka wasaarada Ciyaaraha JSL oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa

Wasiirka wasaarada Ciyaaraha  Cali Siciid Raygal oo maanta  shir jaraa’id ku qabtay   xafiiskiisa ayaa sheegay in ka wasaarada ahaan ay  dib u dhigeen  qabashada koobka  kubada cagta ee gobolada Somaliland kaasi oo ay hore u  qorsheeyeen inuu  dalka ka qabsooma  15 bishan aynu ku jirno, ee dhagaysi wacan:-

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

AMA HALKAN KA DHAGAYSO

 

COMMENTS