|

OWN: Waraysi Aanu La Yeelanay Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlaya Doorashadii Dhawaan Dalka Ka Qabsoonta Iyo Cabashooyinka Ka Soo Yeedha Ururada Iyo Beelaha Qaar

Dhagaystayaasha iyo akhristayasha  sharafta leh ee sida joogtada ah ugu xidhan  shabakadda caalmaiga ah ee Oodweynenews waxaan kusoo dhawadaataan halkan idiinku soo  gubinaynaa waraysi aanu la yeelanay  wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta  Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo ka hadlaya shir ay  qabteen goob-joogayaasha caalamiga ah   oo ka hadlayey  doorashadii dhawaan dalka ka qabsootay , iyo cabasho ka soo yeedhaysay beelaha daraftayada Somaliland  oo ku saabsan  natiijada hordhaca ah ee  Doorashada golayaasha deegaanka  iyo arrimo kale, ee dhagaysi wacan:-

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Cumar Cali Xasan (Cumar Seerbiya)

omarserbia1@hotmail.com

Oodweynenews.com,Hagreysa Office

COMMENTS