OWN: Waraysi Gaara ah Oo Aanu La Yeelay Abwaanada Nimco Gabaydo (Qaybtii 2AAD) Iyo Maansooyin Cusub
Hargaysa(OWN)- Kusoo dhawaada Qaybtii 2aad ee waraysi dhinacyo badan leh oo aanu la yeelanay Abwaanadda Nimco Aadan Hurre (Nimco Gabaydo) iyo maansooyin kala duwan oo ay Abwaanaddu kaga hadlayso arrimo kale duwan .
Waxaana ka mid ah maansooyinkaasi aad Waraysiyadan maanso ay kaga hadlayo Qiimaha ay leedahay Hooyadu iyo maanso kale , waxaana waraysigan la yeelatay Saynab Maxamed Cabdi ee dhegaysi wacan:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Oodweynenews.com,Hargeysa Office