OWN: Waraysi Gaara Oo Aanu La Yeelanay Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID
Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa ku eedeeyey xisbiga Kulmiye iyo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo inay ka danbeeyeen mudaharaad saaka ka dhacay xafiiska xisbigu ku leeyahay Magaalada Hargaysa.
Waraysi aanu khadka telefanka kula yeelanay Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdillaahi oo u dhacay sidan:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.