|

OWN: Waraysi Gaara ah Oo Aanu La Yeelay Abwaanada Nimco Gabaydo (Qaybtii 1AAD) Iyo Maansooyin Cusub

 Hargaysa(OWN)-  Waxaan halkan  idiin kusoo gudbinaynaa  Qaybtii 1aad ee waraysi dhinacyo badan leh oo aanu la yeelanay  Abwaanadda  Nimco Aadan Hurre (Nimco Gabaydo)  iyo maansooyin kala duwan  oo  ay Abwaanaddu kaga hadlayso  arrimo kale  duwan .

 Waxaana ka mid  ah maansooyinkaasi aad Waraysiyadan   maanso ay kaga hadlayo Qiimaha ay leedahay  Hooyadu iyo maanso kale oo ay kaga hadlayo talooyin ay u soo jeedinayso dadka la nool xanuunka HIV/AIDS-ka iyo kuwa kale , waxaana waraysigan la yeelatay Saynab Maxamed Cabdi  ee dhegaysi wacan:-  

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Oodweynenews.com,Hargeysa Office

COMMENTS