|

OWN: Waraysiyo Aanu La Yeelanay Qaar Ka Tirsan Goob-joogayaasha Caalamiga Ah Ee Ka Soo Qayb-galay Doorashada Dawladdaha Hoose Oo Ka Waramay Aragtidooda Ku Waajahan Qaabkii Ay Doorashada U Dhacday IYo Fikraddii Ay Markii Hore Ay Somaliland Ka Qabeen IYo Tan Imaka.

Dhagaystayaasha iyo dhammaan dadka ku xidhan shabakadda Oodweynenews waxaan halkan  idiinku  soo gudbinaynaa waraysiyo aanu la yeelanay qaar ka tirsan goob-jogayaashii Caalamiga ah ee   ka soo qayb-galay doorashadii golayaasha deegaanka ee dhawaan dalka Ka Qabsoontay  oo aanu  ka waraysanay qaabkii ay u arkayeen doorashadii dalka ka dhacday iyo  aragtida ay hore Somaliland uga qabeen iyo tan ay hadda ka haystaan iyo haddii ay in uun ay jirto  wax qalad ah oo ay arkayeen intii ay doorashadu soctay iyo arrimo kale  ee dhegaysi wacan:-

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

AMA HALKAN KA DHAGAYSO 

Cumar Cali Xasan (Cumar Seerbiya)

omarserbia1@hotmail.com

Oodweynenews.com,Hargeysa Office

COMMENTS