SAWIR KARTOONKA TODOBAADKAN EE OODWEYNENEWS!
Cajeboow- cajiibeey, aduun-yadda ninkii nool maxaa arami kuu laaban, waxan saaka halkan ku asatay-nayaa Komishanka oo ishiisa maadh marayn, amakaaga jira waa tani waa doorashadii gu wacnayd ee ka dhacdda Somaliland ama aduunkaba, waaba qaar isu soo qaawiyey wixii laga xishoon jiray, ummaddii ay dhexdda looga dhigay, iyo kitaabkii lagu dhaariyey, waxay ka raaceen malabsi, tuug illaahay ka go’day oo nebi iyo rasuul midna aan aqoon, waxa si wacan u maamushay Xukuumadda oo aan caad saarnay, taas oo cadaysay wixii uu shicibku sheegaayey all the way long, in ay ayadu markii ay toos meel walba u soo fara-gelisay, ee ay iskaga shubteen foodkii, taas oo ay ummadu, indhaha ka xidhatay, oo ay eegtay nabadeeddii, baa waxa la yidhi dacawo halkay macal ku baratay bay macaluul ugu bakhtidaaye,bay hadana damacday damcaday in ay faraha la gasho oo yeellato Maayar walba, ceerigaabo, waad la socotaan, burco, ta Berbera ka taagan oo shaaca qaaday markii ay si cada xukuumadu u eriday Ramaax.
CUMAR SHIDE ARTS,


