SAWIRKA MAANTA. Geed Loo Ekaysiiyay ..
Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweyne News, waa sawir layaableh oo ku saabsan geed loo ekaysiiyay Affo xaamilo ah, hada bal xerta sawir hadhsato hayska dhex baadhaan affadan odaygii qabay way raadinaysaaye waxaanay codsanaysaa meeshu joogo in loo sheego. DAAWASHO WACAN.
SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS

