SAWIRKA MAANTA. Kollay Beryahaa Maydaan Arag ..
Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweyne News, Waa sawirka ku saabsan weelka dhaqanka, Kollay beryahaa maydaan arag ayaan u malaynayaa qalabkii dhaqanka ee cabbitaanka loo adeegsan jiray, sidaas oo ay tahay waxaan jeclaystay inaan halkan idiinku soo gudbino ee daawasho wacan.
SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS

