SAWIRKA MAANTA. Kani Waa Afkumaalo ..
Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweyne News, waa sawir cajiiba waxa uu muujinaya wiil yar oo risiqiisa ka raad sanaaya sacii soo koriyay wiil kani waa afkumaal maba sugo inta loo soo lisaayo isaga ayaa afkiisa ku godla layaab bal nala fiirsada xerta sawir hadhsato.DAAWASHO WACAN.
SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS

