War Deg-Dega- Ra’iisal Wasaraha Soomaaliya Oo Hada Ku Dhawaaqay Wasiiro Ku Xigeeno Iyo Waliba Wasiiro Dawlayaal Cusub
Muqdisho (OWN)-Ra’iisal wasaaraha Dawlada federaalka Soomaaliya ayaa kuwaaqay Wasiira dawlayaal gaadhaya 5 Wasiiru dawle iyo waliba 20 wasiir ku xigeen.
Kulan ay maanta isugu yimaadeen golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa loogu dhawaaqay wasiirro ku xigeenka xukuumadda iyo wasiiru dowlayaasha Soomaaliya.
Ka dib markii uu soo dhamaaday kulan gaar ah oo ay lahaayeen wasiirada Soomaaliya oo uu shir gudoominayay Ra’iisal wasaaraha Dalkaasi ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa laga soo saaray liiska xubnaha dhameestiraya xukuumada.
Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay 20 wasiir ku xigeen iyo shan wasiiru dowle, kuwaasi oo dhameestiraya xukuumada Cusub ee Soomaaliya.
Halkan ka akhriso leeska La magacaabay:-
1-Cabdi Farax sheekh C/qadir W/dowladaha madaxtooyada
2-Dr Maxamed Nuur Gacal W/dowlaha arrimaha dibada
3-Mahdi Maxamuud Cali W/dowlaha arrimaha gudaha
4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir W/Dowlaha Maaliyada
5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle W/Dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada
Magacyada 20ka Wasiir kuxigeen
1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigenka arrimaha Dibada
2 Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeebka arrimaha dibada
3 Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
4 Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
5 Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada
6 Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada
7 Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta
8 Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta
9 Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada
10 Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada
11 Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud
12 Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika
13 Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka
14 C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka
15 Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.
16 C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga
17 C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga
18 Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga
19 C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta
20 Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta.
Oodweynenews.com/Muqdisho
