|

Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Magaalada Hargeysa Iyo Wariye Ismaaciil Xuseen Farjar

Bannaabbaxyo rabshado wata ayaa ilaa  xalay ka socday magaalada Hargaysa. Ugu yaraan 2 qof ayaa dhintay ku dhowaad 10 kalena way dhaawacmeen.

Rabshadaha ayaa ka danbeeyey ka dib markii xalay lagu dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee doorashada xubnaha golaha deegaanka ee degmada Hargeisa, iyadoo taageerayaal ka tirsan ururka Xaqsoor ay bilaabeen banaanbaxyo rabshado wata kuwaasoo illaa maanta ka socda magaalada Hargeysa,warbixintaas oo dhamaystiran  dhagasyi wacan:-

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

COMMENTS