WarDeg-Dega: Komishanka doorashooyinka Qaranka oo Daqiiqado Kadib Ku Dhawaaqaya Natiijada Doorashada Degmada Hargaysa
Hargaysa(OWN)- KOmishanka Doorashooyinka qaranka ayaa daqiiqado kadin la filayaa inay ku dhawaaqaan natiijada codbixinta ee Degmada Hargaysa.
Wariyahaga ku sugan xarunta dhexe ee komishanku ku leeyahay Magaalada hargaysa Cumar Seerbiyaa Ayaa ku soo warama in hada uu la galay hoolka shirarka ee xaruntaati oo warbaahin badani ku sugantahay isla markaana la sugaaya Afka komishanka .
Oo iyaguna goobtaasi ku sugan. waxaana ay shaacin doonaan sioda ay u kala horeeyaan xisbiyada iyo ururada ku loolamaayey doorashada golaha deegaanka ee dalka ka qabsoontay.
Waxaa iyaguna hada uu soo gaadhay xarunta komishanka doorashooyinka Ciidamada RRU-da oo gaadiidkooda ku gaashaaman waxa aad loo adkeeyay guud ahaan amaanka aaga u dhow xaruntaasi
waxa hada hoolka shirarka wada gal;ay Warbaahinta iyo waliba Madaxda Komishanka qaranka
lasoco wararka
