|

Waxaan soo jeedin lahaa in dib loo tiriyo gobolada oodhan iyo khaladka weyn ee ay galeen komishinku kuma dhamaan karo tirinta hargaysa keliya

waxaan fariin u dirayaaa  madaxwaynaha somaliland ahmed siilanyo iyo
policeka somaliland waa in wax la fahansiiya marka shacabku mudaharaadayo 
yay  u qaadan in la dagaalamayo waayo mar kasta oo mudaharaad  dhaco shacab aan waxba galabsan  ayaa ku dhimanaya markaa  police ka waa in aad wax loo fahansiyaa mida kale UNDP    waxay mushahar ku bixiyaa tababar ilaa soconayaya mudo badan oo ilaaa ku dhow 10 sano ayaya wax barayeen sida looga hurtago   
 ilaaa hada may  fahmin  ayaa ka muuqata   
wasiir duura waxaan leeyahay  maaha meeshu falstiin iyo isreal   ee waa shacab kaagii  dadka aad laynaysaa.

 wabilaahi tawqiif 
ali uk 
raage_61@hotmail.com

—————————————————–

Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.

COMMENTS