“Xisbiga Kulmiye Inuu Kow kagalo Gobolada Dalka Oo Dhan Macquul Maaha, Cabashadana Waxbaa Ka Jira, Isdabamarin Baa Jirta , Xitaa Xisbigii UDUB Iyagaa ….”: Xidhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog)
Hargeysa(OWN)- Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi xiiso badan oo aanu la yeelanay Gudoomiyaha guddiga arrimaha gudaha iyo nabadgalyada ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo aanu wax ka waydiinay natiijada kasoo baxday doorashada golayaasha deegaanka somaliland iyo cabashooyinka la xidhiidha sida xisbiga kulmiye ay gobolada dalka uga galeen kaalinta koowaad , iyo arimo kale oo xiiso badan , ee dhagaysi wacan:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Oodweynenews.com/Hargeysa Office