Afhayeen u hadlay guddiga ganasatada Soomaalida Islii oo sheegay in ciidanka Kenya ay boob ugeysanayaan goobaha ganacsiga
Maxamed Maxamuud Guuleed oo magaca guddiga ganasatada Soomaalida Islii ayaa sheegay in ciidanka Kenya ay boob ugeysanayaan hantida shacabna ay xoog ku gelayaan goobaha ganacsiga.
Maxamed Maxamuud Guuleed ayaa dowladda Kenya ka codsaday in ay ka qabato ciidanka Kenyaatiga ee raafka ku haya shacabka marmarka qaarna boobaya hantida, qaar ka mid ah ciidamada Kenya ayaa weli magaalada Nairobi kasii wada dhibaatada ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed ee ku ganacsada xaafadda Islii, ee dhagaysi wacan waraysigaas oo dhan:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Oodweynenews.com/Nairobi