“Anigu Visa-ha ma bixinin ee hay’adda dalxiiska iyo laanta socdaalka ayaa bixiyay , Nimankan Carbeed waxay wataan shimbiro ay ku doonayaan in ay ku qabsadaan shimbiraha kale ee dalka “: Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga JSL
Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Dr Maxamuud Siciid Gacamey ayaa sheegay in ay jiraan kooxo carab ah kuwaasi oo meelo ka tirsan goboladda bariga Somaliland ka wada ugaadhsi ay ku hayaan shimbiraha, ee dhagaysi wacan:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.