|

Cabasho waraysigi gudida TALO IYO Tawfiiq ee hadhwanaagnews waxaad Gudida ku sheegteen URUR kasoo jeeda Galbedka Burco (you are wrong)

waxaanu halkankan ka cambaaraynaa sida qalden eebadheedhka ee shabakada hadhwanaagnews ugu gaftay xushmada iyo teetalka Gudida beelwaynta Hbaryoonis waxaad gudida  ku sheegteenteen URUR kasoo jeeda Galbeedka Burco Taas oo ah gef beelaha Habar yoonis ka dhana

Gudida TALO IYO TAWFIIQ waxaa lagu soo doortay shirkii daalo waxana loo idmaday inay ku hadlaan dhamaanba afka beelaha baharyoonis ee mahaa gudi matasha galbeedka burco idinka oo kaliya malahase  taas jecel gudida TALO IYO TAWFIIQ waxay meteshaa dhamaan degaanada Habar Yonis Maroodijeex, Saaxil, Togdheer, Sool, Sanaag

waa meeshii beeshu dagteba markaas waxaad ku gafteen karaamada iyo deeganada beesha fadlan isa saxa

waxaanu dhamaanba saxaafada ugu digaya digayna ciwaanada qaldan iyo borobogaandhada dadban ee la iska sheegayo waxaan jirin iyo magac aan lala bixin

hadii aad isa sixi waydaan ama tano kale soo noqoto waxaano u arki doonaa dagaal saxaafadeed.

wabilaahi tawfiiq

Axmed Dalmaash

dalmaash@hotmail.com

Bristol U.K

—————————————————–

Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.

COMMENTS