DHABTA UU KULMIYE MAYORKA DEGMADA BERBERA KU WAAYAY(JAWAAAB TOMM JAMA)
Marka hore salaamad dadkaaygu meel kastaay jogaanba. marka xiga dhamaan mareegaha reer Somaliland ee horumarka iyo wararka wanaagsan ee somaliland saffafka hore kaga jira kana dheer qabyaalada iyo xaalad abuurka xun???. Waxaaan jeclahay inaan halkan uga jawaabo ninka web-sidadka ku baahiyay muqaalka kor ku qoran, Mudana MM Jama runtii adiga oo aan kugu xaq dhaawrayo rayigaaga halkaas kula maray hadana waxaa runtii suprised igu noqoto waxyaabo xiligii iigu danbaaysay uu afku ka xishoon jiray balse aad adigu qoraalkaaga ku faantay. Waxaad noo sheegtay in gudi la yidhaahdo Dekeda iyo Duco aay hargeeysa ka ka baxeen habeenkii mayorka Ber bera la dooranaayay, Ber bera markaay gadheena aay Xisbiyadii Qabiil u rogeen iyo albaab albaab reer reer u garaaceen , runtii anigu waxaan u qaatay inaayna taas waxba ka jirin balse aad sharafta iyo karaamada reerkaa shiikha iyo shiriifka leh ku dilaayso, Reera xiqdiga inaat le egi ka suroobin, , waayo maanta saxiboow waxaa la jogaa 2013 waxaanan u qatay markaad buug iyo qalin qaadatay inaad tihid qof iskuul iyo tacliin leh oo wax la soo baray aduunyada aqoon ku cabiraaya, waxaad kaloo igu Kordhisay hadii arinkan Qabyaalad loo roogay maxaa ku dhacay reerihii kale ee BerBera kuwaad sheegayso la degenaa??? waayo Ber Bera anigu 2.5 reer oo wada degaan ku ogaa oo weliba hadaad degaanka dhabta ah Barigiga Gobolkan reer u badanyahay, markaa saxiib ma reerihii kalaa subax uun laga waayo gudida Dekeda iyo Ducaa ayaa saad u dhigtay kuwii kale habeen uun buufiyeen ama Sixir ku kaxeeyeeen??
Waxaan kaloo aad ula yaabay BerBeri waa magaalada Saddexaad ee ugu weeyn Somaliland, waa magaalo aay si habsamiya uga wada ololeyeen dhamaan Xisbiyada qaranku Kulmiyana waa Xisbigii kuraasta badan helay saad ii sheegtay waa Kulmiye? waxaanada tidhi qabyaaladabaa lagaga qaaday waxaanu ahaa Xisbi qaran kuwa kasoo baxay waxaay wada ahaayeen ragii Ber bera u dhashay, maa ii sheegi karta ulajeedada dhabta ah ee ku kalifay qabiilkaad magaacoowday waxaay dagaalka shisheeye ula galeen Kulmiye?? Yaa shisheeye u taqaanaa ee ku jira Kulmiye ee aad la dagaalantay? , waxaad kaloo carabka ku dhufatay inuu reerkani dagaalkii ugu weynaa hore kulmiye ula galay waa ayo cida reerku kulmiye ku ximinaayay ee dagaalka ula galeen Sxb ??Ogaalkay BerBera waxa degenaa reero isku wada qabiila oo ka soo jeeda beel qudha isaaq, waa maxay raga aad leedahay waa gesiyiin sidii halyeyadii Somaliland ayaa bilad la siinayaa ayaay ka xoreyeen aad cadoe taqaan ee bilada Ramaax lagu siinayaa ramaax waa nin aqqoon leh karaamana iga mudan Manaba ahaa lagaa yidhi reer BerBera waa nin reer burca ah waa dadkuu Ber Bera ka xoreyaad bilada ku siinaysaa mar kale ma meteshid isagii ee magacaad ka gubaysaa saxiib???/miyaan loo qadan karin adiga iyo kuwaad leedahay qabiilbaay ku dagaal galeenba inaad cadowga dhabta u haaysataan cida dad kuugu xigta??Kuwaas aad u haaysatid inay yihiin kuwa lagu shahiido ee lagu jano tago yihiin ardagaagi cid kuugu dhawaa ? Waxa markaa is weeydiin leh xaaladda aad iska taagtid marka cadow dhaba dagaal lala galo iyo cidaad cadowga u taqaanid???? Gaar ahaan marka aaynu dib u halacsano dagaaladii faraha badnaa ee dalkan loo soo maray?, amaba hadaan kuu jilciyo shaqsiyan ma taqaan inta oday ee kaaga jirta saxeexe mujahidiintii xiligaaa joogtay kaga saxeexdeen Gaalkii habeenka qudha Ber Bera dusha kaga soo degay 15ka odayna BerBera ugu jilib dhigeen, iyagoo saan geel kaga saxeexay qodobo 16ban qodob ah ma Gudida Dekeda iyo Ducaay ahaayeen.????? Waxaan kuu soo jeedinayaa mar kale 2013kii ayaa la marayaa aduunyaduna aqoon iyo horumarbaa la higsanayaa?Africa laaysku wada daray iyo europe waad maqashaan u malaaynayaa AOUda African Unionka iyo European Unionka adiguna waxaan laba tun lahaaynbaad kala fadhaysaa, waxaan ku leeyahay indhahaaga fur oo ku arag cadowga dhabta ah aad leedahay intaad Guul iga dhigaysa nin isaqaan xaqisii Dulmiyay iyo mujaahidiintii SNM OO MANTA Kulmiye hogaaminayaa??? runtii waaa wax qofka caadiga ahi ka xishooda. Waxaan kaloo kuu sheeegayaa ninka ragi abaala waa galaa abaala waa Guda,Kulmiye waa kuwa iyagoo Ber Bera Qaaybna laaydhku u baxayo qaaybna laga bakhtiiyay 2ba habroodna u soo hoyan lighdhka ku shiiday meel kastana wadooyinka waaweeyyn iyo Airportska laaydhka leh kaaga sameeyay maantana maansha alah Dekedii Somaliland ee BerBeri tii Dubay u ekaatay maaha waxaad gaar u leedahay balse qabcadaay ku taalba ah meshaad ka hadashay ee qoraalkaaga ku taabay, waxaan ku leeyahay qoriga kor u yara qaad hana noqon tii cadowga u cudoonaaan jirtee rixinka badan u lahaayd tolkana dheregta iyo Kibirka kula caraabi jirtay. Kulmiye waxaa maanta Madax ka ah sidaan warka ku hayo ragii Gumaaysigii dalka kaa qaaday kaa xoreeyay sidana umaad hadli jirin markii runtu run geyday ee taa aad leedahay Mujahidiinbaan iska hor taagay inaad gaadhi kala soo degto laguu diiday, Waa wax lala yaabaa inaad maanta ka ku xigee ku xoreeyay, ee mar 2aad hadana ku xoreeyay aad maanta u haaysatid cadow aad la dagaalanto, kuna faantid Gudi qabiil aan samaaystaa xaqaay lahayeen aanu dhaafinay Shame on you man???
Waxaan kaga baxayaa is-weeydii cida ay tahay cida aad dagaalka kula jirto ee aad ku ximinaysaa Kulmiye?? waxbana yaanu xeerkii i marin xoolana i siin ee Xaajee nin libin kaa xistiyay xumihii waa yaab–Nooc milan Xaasid iyo Xiqdi uun.
Salaan sare
Jaamac Cali Muuse
jamaalimusa@hotmail.com
(Burcaawi)
—————————————————–
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
