Faizal iyo xeer no 14 qodob kiisa 12 fqrada 1 iyo 2 ayaa u diidan gudoomiye mar sadexaad by Yazye Zakaria
Salaaaaaaam!!!
Xeer no. 14 qodob kiisa 12 faqrada 1 iyo 2 uuma ogola Faizal 3 jeer gudoomiye nimo xisbi inuu isu sharaxo.
Gudida doorashooyinku maaha inay iska indha tiraan in aan Faizal sadex jeer gudoomiye noqon Karin oo sidaa waxa diidan sharciga JSL. Sharcigu waa inuu shaqeeyaa oo Faizal maxkamad loo diraa, hadii kale cid waliba xeerka wey ku tuman. Faizal intuu lahaa A/rahman Ciro labada xil mid ha ka dego ileyn isagaa dhuumanayey oo aan sharci ku fadhiyin gudoomiye nimo sadexaad. Gudida doorashooyinka waxa laga sugayaa inay xeerkaa hir si dhoqso ah wax uuga qabtaan uua hir geliyaan.
Yaxez@yahoo.com
—————————————————–
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
