Fanaanada Codkeeda Laga Daba Dhacay Farxiya Fiska Oo Soo Saartay Hees Cusub Oo Aad U Macaan (CILMI)
Waw Waaw, Ku soo dhawaada Hees cusub oo aad u macaan ay soo saartay Fanaanada aadka loo jecel yahay codkeedana ay soomaalida oo dhami jecel yihiin meel kasta oo ay joogaanba ka daba dheceen.
Heestan cusub waxaa magaceeda la yidhaahdaa CILMI oo maanta kasoo baxday Karaama Studio ee magaalada London ahna Heestii ugu danbaysay ee ay Fanaanadda soo saarto, Waana Ereyada Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas, Iyo Laxankii Cabdiwahaab Aw-faarax, waana muusigii macalin wilkii Qaasim Maxamed Karaama, ee dhegaysi wanaagsan Codkii macaanaa ee Farxiya Fiska:- 
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
AMA HALKAN KA DHAGAYSO

