|

Fanaanka Codka Dahabiga Ah Mukhtar Odey oo Soo Saarey Hees Cusub UMAL

Dhageystayaasha qiimaha badan waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa hees aad u macaan oo uu soo saaray fanaanka codka dahabiga ah leh ee Mukhtaar Odey, Heestan oo lagu magacaabo Umal  waa ereyadii Abwaan Axmed Cali Canter & Laxankii Cabdiraxmaan Axmed Maano & Muusigii Maxamed Karama, Hadaba heestaa dhageysi haboon:-

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

AMA HALKAN KA DHAGEYSO

COMMENTS