Fannaanka Codka Macaan Ee Mandela Oo Soo Saaray Hees Cusub (JACAYL).
Waah waah, Ku soo dhawaada Hees cusub oo aad u macaan oo magaceda la yidhaahdo JACAYL, oo maanta kasoo baxday Karaama Studio ee magaalada London ahna Heestii ugu danbaysay uu soo saaro Fannaanka codka macaan ee loo bogay waa MANDELA, Waxaana Ereyada Iyo Laxankii Cadaawe , waana muusigii macalin wilkii Maxamuud Maxamed Karaama, ee dhegaysi wanaagsan Codkii macaanaa ee Mandela:- 
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

