|

OWN: Halkan Ka Dhagayso Khubaddii Jimcaha Ee Uu Sheekh Maxamed Cumar Dirir Ka Jeediyey Masaajidka Addina Oo Ku Saabsan Ilaalinta Amaanada

Hargeysa (OWN)- Jimce mubaarak dhammaan  umadda muslimiinta ah meel kasta oo aad  ku sugantihiin  waxaanu halkan  idinku soo gudbinaynaa khudbad qiimo  leh oo uu Sheekh Maxamed Cumar Dirir salaadii maanta oo Jimce ah  Ka jeediyey masaajidka Addina ee magaalada Hargeysa , taasi oo ku saabsan  qiimaha ay leedahay ilaalinta amaanada ee dhagaysi habboon.

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

Oodweynenews.com,Hargeysa Office

COMMENTS