Halkan Ka Dhagayso Wasiirka qorsheynta qaranka oo maanta golaha wakiilada hortagay si uu faah-faahin uga bixiyey qorshe ay wasaaraddu dhawaan bildawday
Wasiirka qorsheynta qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta golaha wakiilada hortagay si uu faah-faahin uga bixiyey qorshe ay wasaaraddu dhawaan bildawday oo ay doonayso in ay ku diiwaan-geliso dadka ku dhaqan Somaliland oo loo yaqaano (Statistic law) ee dhegaysi wacan:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Oodweynenews.com/Hargeysa