|

OWN: Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo Ka Jawaabaya Hadalkii Kasoo Yeedhay Xukuumada Ingiriiska Ee Ay Muwaadiniinteeda Ugu Baaqday Inay Somaliland Kasoo Baxaan

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa shir jaraa,id oo wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr. Mxamed Cabdillaahi Cumar uu kaga hadlayo safar uu kaga yimi dalka Ethoipia & kullamo uu halkaa kulla yeeshay madaxda dalka Mareykanka oo uu kalla hadlay Aqoonsiga dalka Mareykanku uu siiyey Dowlada Soomaaliya & saameynta ay ku yeelan karto Somaliland, Wasiirka ayaa sidoo kalle ka jawaabay hadalkii maanta kasoo yeedhay dowlada Ingiriiska ee ay muwaadiniinteeda ay ugu baaqaysay inay kasoo baxaan dalka Somaliland,

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Oodweynenews.com / Hargeysa

COMMENTS