Hamabalyo Farxadleh oo Ku Socota Arooska Nimco Sabriye Iyo Saygeeda.
Kayse Axmed Digaale iyo Xaaskiisa ,Caruurtiisa, xamse Kayse ,Umulkhayr Kayse , Cawo kayse, Sabaax Kayse ,Carfaad Kayse ,Khaalid Kayse , Iyo hibaaq Kayse, Iyo Dhamaan Reer Axmed Digaale , Hooyadood, Waxay dhaleen iyo waxay u Dhaxeenba Waxay Hambalyo la koobi karayn u dirayaan Meherka Iyo Aqalgalka.
Mustafe Rashiid Iyo Nimco Sabriye…oo Aqalgalkoodu ka dhacay Magaalada Hargaysa habeenkii sanadka Cusub, waxaanay Leeyihiin Noqda Labadii Isku Waara ee Ubad Khayr qaba kala hela..Aaamiin.
