|

HAMBALYO HAMBALYO AROOSKA MAHAMOUD MAHAMEDp HASAN IYO IIMAAN ISMAIL X YAASIIN OO DHOWAAN KA DHACAY BURCO.

 

 

Waxaanu hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa Arooska Maxamoud Maxamed Xasax (farabadane) Iyo Marwadiisa Iimaan Ismail Xaaji Yaasiin Oo dhowaan

Arooskoodu  Ku qabsoomay Gobolka Togdheer Gaar ahaan Magaalada Burco,

Waxaanu leenahay Noqda kuwii isku raaga ee bash bash iyo barwaaqo kala kulma guurkoodan iyo Ubad kheyr qaba Illaahayow Ducada nogga aqbal
Aamiin Aamiin.

Waxa Hambalyadan soo direy:-

Hooyo Caasha Maxamed Faarax.

Ismail Abdi jiir iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa.

Khadiija Abdi Ismail iyo saygeeda iyo saygeeda iyo Caruurteeda.

Fadumo Abdi ismail iyo Saygeeda iyo caruurteeda.

Safiya Abdi Ismail iyo Caruurteeda.

Fadumo Adan Faruur iyo saygeeda iyo caruurteeda.

Amina Adan Faruur iyo saygeeda iyo caruurteeda.

Mahamed Suliaman Gurey iyo Xaaskiisa .

Ali Aadan Ismail iyo Xaaskiisa.

C/fataah Maxamed Hasan iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa.

Nasiim Mahamed Hasan Farabadane.

 

Dhamaan dadkaasi waxa ay hambalyo u dirayaan All Caruus Maxamoud Farabadane iyo Marwadiisa Qaaliga ah Iimaan Xaaji Ismail Xaaji yaasiin.

Ismail abdi jiir.

COMMENTS