|

Hanbalyo meherka Mustafe Shucayb Awjama iyo Amina Mohamed x Mohamud

Waxaan hanbalyo iyo bogaadin u diraynaa mustafe shucayb awjama iyo aamina mohamed x mohamud oo meherkoodu ka dhacay magaalada hargaysa hotel city centre maanta oo khamiisa, waxaanuna ilaahay uga baryaynaa inuu ka dhigo qoyskii isku waara ubad khayr qabana kala hela aamin. BARAKALAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WAJAMACU BEYNAKUMA FII KHAYR.

1- MUSTAFE OMAR FARAH IYO XAASKIISA
2- SHUCAYB OMAR FAARAX  IYO XAASKIISA
3- DEEQA OMAR FARAH
4- SICIID OMAR FARAH
5- KEYSE OMAR FARAH
6- FAARAH OMAR FARAH
7- MOHAMED OMAR FARAH
8- MOHAMUD OMAR FARAH
9- MUMMA MARYAN FAARAH WARSAME

WA BILLAHI TAWFIIQ

COMMENTS