|

Hees: Baryo ILAAHAY By: Curiye Moholin

Hees la yidhaa ( baryo )

Sannadka  cusub 1/1 / 2013

dhammaan  shaqaalaha  warbaahinta

oodweyne  waxaan  leeyay

sannad  wanaagsan

ILAAHAY.hainooga  dhigo

mid  nabad  iyo  caddaalad

aynnu  ku  dhaqnno

aan  bilaabo  heestii

Allaha yaw  bushaariyo

Allaha yaw  mid  Baraka le

Allaha yaw  babaadiyo

Sannad  kii  barwaaqa ah

.

Bishiisii  horaysiyo

Ilaa  tirade  buux  daba

Allaw  bilo  xijaab  iyo

Miday  nabaddu  badan  tahay

.

Beelihii  isjecel  iyo

Ka  dhig  wada  badhaadha ha

.

Sannad  yahaw  midbili  liyo

Sannad  khayr  ku  buuxoo

Roob ka  oo  butaa  ciyo

Daad  ku  ay  burqaqna  yaan

.

Sannad  baha  walaalio

Bulsha  aan  colaad  tamin

Beerba  beer  u naxayiyo

Baha hii  is wehe shada

.

Beelihii  is  jecel  iyo  ka  dhig

wada  badhaa  dhaha

.

Sannad  booli  quutiyo

Biigii  is wehe shada

Rabbi.  Ayka  baqayaan

Ooy  baraarugaa  yaan

Intay  beenta  daa  yaan

Bogsadaan  ayaad  noqon

.

Bulshadii  isjecel  iyo

Kadhig  wada  badhaa  dhaha

Curiye  moholin

————————————-

Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.


COMMENTS