” Madaxweynuhu ka Muu Hadal Meelihii Ay Bulshada Tabaysay , Waxyna Ahayd Khudbad iska Hor Iyo Daba Imanaysa” Xildhibaan Ibraahim Buubaa , Waraysi Gaar Ah
Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa waraysi aanu la yeelanay xildhiban Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada oo dhaliilo u soo jeediyey khudbadii madaxaweynaha ee saaka ka jeediyey golaha baarlamaanka hortiisa, taasi oo uu ku tilmaamay mid aan nidaam ahaan habaysnayn , uuna madaxweynuhu ku soo darin waxyaabihii ay bulshada ka sugaysay oo ay ka mid tahay siyasadda arrimaha dibadda ee dhagaysi habbon:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Oodweynenews.com,Hargeysa Office