Mucaaradka Maamul goboleedka Puntland Oo Ku Hanjabay In 8-da Bishan Faroole haddii uu xilka wareejin waayo khalalaaso ka dhici karaan Puntland
Mucaaradka maamul goboleedka Puntland ee soomaaliya ayaa ku hanjabay in ay talaab adag ka qaadi doonaan haddii uu Madaxweyne Cabdi Raxmaan Faroole ku adkeysto in uu sanad kale xilka madaxtinimo sii hayo.
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha iyo ammaanka Puntland ayaa lahadlay qalabka warbaahinta wuxuuna sheegay in Cabdiraxmaan Faroole uu ka baxay balantii uu lagalay odayaasha qabaa’ilada iyo siyaasyiinta deegaanka Puntland .
Wuxuu sheegay in 8-da bishan Janaayo uu ku egyahay waqti Faroole haddii uu xilka wareejin waayana khalalaaso ka dhici karaan Puntland, ee dhagaysi wacan:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
AMA HALKAN KA DHAGAYSO

