Muxuu M/wayne Silanyo ka Amiinsan yahay Lacagta Xaqdarada ah Ee Wasiirka Duulistu uu Ka Qado Madarada Somaliland?, Qalinkin C/casiis Bashir Nuur
Waxan dahsareen in m/wayne silanyo uu ogyahay lacagta xaqdarada ah ee wasiirka Duulistu.qato waxana xaqiiqma doonta in wasiirku anuu khaladba ciidi ka qabanayn waliba waxa cadatay in Maxamud xashi yahay nin dhale badan ka uruursaday madarada somaliland .iyo kartooyin ad uu badan ku shaqaysto waxa malmiihi uu danbeeyay ragadiiyay “hawliihi madarada .Musuq-masuq ad uu bahsan oo an geedna loogu gaaban kaso an indhaha laga qarsankarin heerka uu gadhay musuqa “wasarada duulista taso ay markhati ka ah cabashada dadka oo guudo iyo deebedba laysu habarwacday in dhaale ad uu tiiro badan ayaar laga guurto shacabka tasalaysan in ay tani laa miid tahay mashruuci “jiifo jaq laamid yahay iyo in M/wayneheni iyo wasiirkisuba ay shuurako ku yahiin.waliba ay jiiran sheebegado faro badan oo isku xiidhan kuso dal iyo diibedba an ciidna waxba iskaga tiirinan.waa ayamo tiro badan waxa loogu hadal haynta badan yahay magalada Hargaysa tasii oo sii xawli ah loo dareemay.bal an uu dhadhacno dhalaha kasoo xarooda madarka Berbera ee sanad walba ah lacagta xaqdarada.waxa lagu qiiyasa in ka badan sanadkii hal milyan iyo badh.an geedna loogu gaban tasii oo ku dhacda jeebka wasiirka duulista iyo M/ka madaxwaynaha waxa marar ad uu badan ka hdlay ariintay guudida golaha wakiilada ee dhaqalaha mudane ina cumar xashi an dheeg loo jalaqsin waxa markhati maa don ah.in laysu bahaystay dalka in laa dhaco waliba lagu dhaco shadh wasiir.hadaba maxa laga fiili kara haday sii socoto araantani?waxa dhiici karta tani waa saleele in laa yidha qofku meesha uu istago haa laga qado lacag.qabsado waxa cad in lagu shuurakobay musuq-masuqa hadheeyay Wasarada dulista iyo hawada. Wana taa kasoo soocota mamulka silanyo.wana ceeb duusha ka saran xajiga inamadisa reer boqor.Waxan kusoo gabogaynaya hadan m/Wayne silanyo wax ka qaban musuqa-in wasiirka iyo ay isku dhiici doonan dad waynaha
Qalinkin
C/casiis Bashir Nuur
Freelince journalist
Tel;4144434email.c.casiis98@hotmail.com
Hargaysa /Somaliland
—————————————————-
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
