|

OGEYSIIS: Musaanibada Lagu Soo Dhaweynayo Soo Bixitaanka Xisbiga WADDANI EE Dalka Sweden 18-01-2013. HA MOOGAAN.

Xisbiga Waddani oo maalmahan u danbeeyey ka sameynayey daafaha dunida xaflado & munaasibado ay ugu debaal degeyaan soo bixitaanka Xisbiga Waddani ee doorashooyinkii dalka ka dhacay, Taageerayaasha & mas,uuliyiinta xisbiga Waddani ee dalka Sweden ayaa ku qaban doona dalkan Sweden xafladii ugu weynayd ee Xisbigan loogu debaal degayo iyadoo xafladaa lagu qaban doono magaalada ÖREBRO ee dalkan sweden, Hadaba masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee dalka Sweden waxay kugu marti qaadayaan inaad xafladaa kasoo qeyb gashaan, Hamoogaan Munaasibadaa Qiimaha badan,

 

 

COMMENTS