OWN: Lataliyaha Madaxweynaha Bulshada La-haybsooco Oo Waraysi Uu Oodweynenews Siiyey Ku Soo Dhaweeyey Baaq Uu Madaxweynuhu U Jeediyey Golayaasha Uu Kaga Dalbanayo In Ay Dib U Eegaan Xeerkii Kootada Dumarka IYo Dadka Laga Tirada Badanyahay
Hargeysa (OWN)- Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa waraysi aanu la yeelanay lataliyaha madaxweynaha bulshada la-hayb sooco Barkhad Jaamac Xirsi oo soo dhaweeyey codsi uu madaxweynuhu u diray golayaasha , uu kaga dalbanayo in ay dib u eegaan xeerkii ay goluhu laaleen ee kootada kuraasta haweenka iyo dadka laga-tirada badanyahay siinaayey, ee dhagaysi wacan:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.