OWN: Halkan Ka Dhagayso Waraysi Aanu La Yeelanay Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Salal Oo Sheegay In Ay Deegaan Ahaan Qaadaceen Mayarka IYo Ku-xigeenka Loo Doortay Saylac Xukuumaddana Eedaymo U Soo Jeediyey .
Hargeysa (OWN)- Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa waraysi aanu la yeelanay guddoomiyihii hore ee gobolka Salal Maxamed Muuse Bucul oo nooga waramay guud ahaan rabshadihii ka dhacay Magaalada Borama iyo isaga oo sheegay in ay qaadaceen doorashada mayarka iyo ku-xigeenka cusub ee loo doortay Saylac:-
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Oodweynenews.com,Hargeysa Office