OWN: Halkan Ka Dhagayso Warbixin Aanu Ku Eegayno Takoorka Ay La Kulmaan Dadka La Nool Xanuunka HIV Ee Ku Dhaqan Hargeysa
Hargeysa (OWN)- Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa warbixin dareen xambaarsan leh oo aanu ku eegayno takoorka ay la kulmaan dadka nool xanuunka HIV ee ku dhaqan magaalada Hargeysa .
waxaana xubintan inoo soo diyaarisa Weriye Saynab Maxamed Cabdi ee dhagaysi habboon.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
AMA HALKAN KA DHAGAYSO
Oodweynenews.com,Hargeysa Office

