|

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS: Xafladda Qaban-qaabada Xisbiga WADDANI Ee Magaalada LONDON Oo Si Xawli Ah U Socota Maalinta Sabtida 26.1.13

 

Taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo dadweyna reer Somaliland ee degan dalka UK waxa idilkoodba la ogaysiinayaa in Sabtida 26ka bishan January laqaban doono xafladii dabaaldega xisbinimo ee Xisbiga Waddani laanta UK.

 

Xafladdu waxay kadicidoontaa magaalada London (Central London) goobta ay xafladdu kadhacayso ciwaankeedu waakan hoos kuxusan.

 

Hotel Russell

Wharncliffe Suite

1-8 Russell Square,

London, WC1B 5BE

 

Xafladu waxay bilaabmaysaa 7:00PM – Midnight, hadaad gaadhi ku imanayso waxaad gaadhiga kudhigan kartaa lacag la’aan laga bilaabo 6:30PM. (Parking is free from 6:30PM)

 

Train Station-ka ugu dhawi waa Russell Square Station oo ujira ilaa 100 talaabo.

 

Xafladda waxa khudbad toos ah (live) oo qiimo leh kajeedindoona Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Mudane Cabdirahman Maxamed Cabdillaahi “Ciro” isaga oo jooga caasimada dalka Somaliland ee Hargeysa.

 

Waxa kaloo jira murti iyo madadaalo sidaa daraadeed hamoogaan hana kamaqnaan.

 

Wixii faahfaahin ah ee intaa dheer fadlan kala soo xidhiidh telephoonada hoos ku qoran.Fadlan wakhtigana Ilaaliya.

 

0796 2381 905 Cabdalle Ismail Xaji Cabdi

0744 6111 696 Maxamed Cali Maxamuud

07942884154..Nagiib Maxamed Cismaan

07572745826 Shooqi Xadi

 

Waad mahadsantiin

Maxamed Cali Maxamuud

Afhayeenka Xisbiga Waddani Laanta UK

COMMENTS