|

SAWIR TAARIIKHI AH: Shan Hablood Oo Ka Mid Ahaa Fanaaniintii Waaberi

Waa shan hablood oo ka mid ah fanaaniin tii waaberi, oo markaa ku sawiran idaacaddii Hargaysa, ma garan kartaa kuwa ay yihiin? iyo wakhtiga ay tahay ee ay shantaasi joogeen Hargaysa?

 

By Abdi yusuf saleebaan ( Rahin Raamaale).

COMMENTS