|

SAWIRKA KAARTOONKA OODWEYNENEWS EE TODOBAADKAN Iyo Muj. Xasan Ciise Jaamac

Sideeda-ba sawirka kaartuunka laga dhigaa wuxu u taagan yahay muuqaal uu far-shaxanku ka soo min-guuriyey rayigga dad-weynaha  kolba waxa uu ku salaysan yahay, hadaba sawirka maanta uu ka soo dhex jilaabtay Ummadda Reer Somaliland waa Mr Qabo oo afka dulka u dhigay Mujaahidkii weynaa ee Xasan Ciise Jaamac ee ku soo dhawaadda.

 

Qore:- Weriye Cumar Shide Arts.

            Oodweynenews.com.

COMMENTS