|

SAWIRKA MAANTA. Dooxaa Yaa Garanaaya???

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews, waa muuqaal  ku saabsan Doox ka mid ah Dooxyada magaalooyinka dalkeena dhex mara, hadaba bal iskuday inaad garato Dooxan?

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews

COMMENTS