Sheeko xiiso badan Aaabihii khasaaray by: abdikhadar Mohamed cilmi
Aabo inankaliya dhalay oo inantiisa la hadlaaya ayaa odhanayaaya Xageed caawa u baxaysaa caawa aabo xalfad ayaan aadayaa inan aan sxb nahay aya sanadka cusub Sweden tagaysa markaa caawa ayay xalfad dhiganasyaa markaa sawiro xusuus ayaan la galayaa aabo inantu kol hadii ay halkaa tagto si ay naagu soo xasuusto aabaheed ayaa ku odhanaaya aabo iska jog adiga xalfadeeda waxba kaama galin sawir hadii ay doonaysan kan guriga gaga buuxa siiyo hadan odeyga khiyaamo kale ayay ku samynaysaaa aabo inantu way iga cadhoonaysaa sxbadey qaliya weeyaan aabo markaa aan tagee I daaa odeygu inantiisa wuu jecel yahay wajigeedana murugo uma ogola kaligeed ayuu dhalay wuxuu hadalkii ku soo af meerayaa orod aabo iska tagoo wakaa gaadhiga furahiisiine soo dhakhso aabo goor hore ka kaalay uma muuqdo inanta jecelka uu aabaheed u qabo waxaa u muuqata xalfada ka dhacaysa panorama wedding hall isyadoo boodboodaysa ayay aabaheed dhunkanaysaa aabaheed iyoo ku leh aabo waan ku jeclahay kadib halkii ayay kasoo baxaysaaa gaadhigii ayay soo qaadanayaa markiiba tellka ayay qabsanaysaa sxbadeed ayay ku dhufanayaa waxay ku odhanysaa naa guriga hortiisa ayaan taaganahay soo bax markaas ayay halkii ayaa la iska raacayaa saacadu markaa waa 20:13pm habeenimo weeyan xalfada waxaa la bilaabayaa 12:00pm marka habeenku badh yahay waxaa ladoonayaa in sida gaalada loo dabaal dago intii ka horeeysay lkn maxaa dhacay hotelkii ayaa la iskugu yimid waxaa la damcay in heeso iyo ciyaar lagu sugo habeenka halkee ayaa inamo iyo hablo la is dhex booday ciyaaar inantii habela ee aabaheed jeclaa ciyaarta iyo dhex booday ayay si lama filaana wiil iskugu dhecen xamaasada ciyaarta darted ileen waa umad wada jibaysane willk ayaa si gaaban ugu jawaaba iyo hadal macaan oo uu inanta ku marxabaysiinaayo wallo macan iga raali noqo isla markiiba waxaa ay la dhacday hadalka inanka waanay ka heshay wiilka waxaanay si yar oo narasiib badan ugu jawaabtay willkii waxaanay tidhi wallo qaali dhib malah isga yar wajigeeda aya qanciyay wayo waxay ahayd inan yar oo aabaheed kaligeed dhalay oo hooyo ku soo tabacday oo si fiican loo koriyay wax kasta oo ay jeceshayna la siiyay halkii ayaa sheekada la iskala qaaday iyadoo labadoodu wada ciyaarayaanba inta kadib had willku inanta yuu dhagta wax u sheegaya waxaanu ku leeyahay wallo waan dalay meshuna waa kulayl dadka oo ku badan owgeed ee ina keen aan dibada ku sheekaysanee irinkaa way ka ogolaatay markaa dibada ayaan loo soo baxay sheeko bilow geedu waxay ahayd in labadooda xidhiidh dhex maro mdkastaba waxaa uu bilaabay in balanqaad sameeyo inantu waa inan yar wali hore jecayl uma aysan sameen waa qofkii ugu horeeyay ay la sheekaysanayso waxaanay u haysataa in qofka aad is jeceshihiin aydaan waxba kala lahayn waxkasta wixiisii iyo waxeedii ay yihiin halkii aya la iska raacay saacada ayaa la eegay waa 22:32pm habeen nimo waxaa uu ku yidhi waan iska soo noqonaynaaaye ina keen wax ay ku tidhi haye caawa waxaan watay gaadhigoo aabo halka halkan parking ka ayuu ku jiraa ina mari isaga yaan ka xaysanaynaaaye waxaany u raacisa gaadhiga sida loo kaxeeyo ma ta qaanaa haa ayuu ku yidhi wiil baabuurka sida loo kaxeeyo waa ya qaanaa waa xariif dhanka baabuur wadida isga ayaa baabuurka kaxeeyay waxaanay ku tidhi meel ina gee markiiba waxaa uu damcay in uu dhanka galbeed meel cidla ah ayay iska maran waa inan yar oo uu helay will afku malable ahhalkii ayay meel cidla ah istaagee sheeko ayay iska bilow dee cabaar markii aya sheekaysanaayeen ayay yartu dareentay in uu iyada damaaciyay waxaanay ku tidhi wallo waxan aad wado iga joogi hadii aan moodaayay sheekada aad u soctay in ay sidan tahay mabaan kula hadleen intaa markii uu maqlay ayuu wajiga cadho ka buuxiyay si uu uga cabsiiyo inanta waxanay ku tidhi baabuurka dhqaaji oo inagu celi meeshii aan ka nimid waxaanu ku yidhi tagi mayno ee aad meesha inagu celinayso maxaad iga so raacaysay waxanu ku yidhi caaw halkan kama tagayno ilaa aad ii samayso waxaan doonaayo markii uu intaa ku yidhi inantii way naxday wax iksu qaban wayday meesha cidlada ah iyo waraabahan ay isku aamintay ee ay u haysatay ruux hagaagsan markii ay halkii isku afdhaafeen waxay gaadhay gacan ka hadal inankii intii wuu ka xuug roonaa waanu ka awood badiyay halkii ayuu gabadhii sharafteedii halkii ayuu wiilkii xumaa ugu ciyaaray inantii oo wajigeeda dhawacyo muuqda ayuu u gastay waanu iskaga tagay wuxu waa inan iskamana celin karto nin rag ah
Halkii ayay inantii iyadoo dhaawaca ka soo kaxaystay gaadhigii iyadoo aan wax xaflada ka qayb galin ayay gurigoodii timid balse waxba ma qarsoomayaan markii ay guriga sooo gashay aya la gartay in ay wax ku dhaceen markii la waraystay ayaa waxa ay u sheegtay in ay halkaa tagtay willna ay is barteen wiilkii markaa uu sidan u galay .inanta ay iyada saaxiibka ahaayeen ayaa willka arkaysa marka ay sheekaysanayeen inan ka mida dumarkii xalfada joogay ayay waydiisa cida uu ahaa waxana loo sheegay in uu yahy wiil uu dhalay inan bulshada dhexdeeda magic kul ah wiil yar oo ciyaalo suuq ah markii ay intaa maqashay ayay soo wacday inantii ay saaxiibka ahaayeen numberkeeda warba ma hayso markii teloofkii la qabtay aya waxaa loosheegay in ay inantii waxaasi ku dhaceen waxaanay u sheegtay in ay wiilka garanayso halkii aya police laga soo kaxeeyay inankii reer koodii loo tagay waana la xidhay mahbeenkii ayaa la kala seexday subaxii aya inantii doctor loo geeyay si caaafimaadkeeda loo ogaado waa illahy mahadii inantii waxba kama ay san xumaan waxba wax xanuuna lagama helin wiilkii waa la ganaaxay waxaaan lagu xukumay xaalkii inanta iyo 6 years oo xadhig xaga dawlada ah………… dhamaaaad
Abdikhadar Mohamed cilmi
abdikhaliqcmc@hotmail.com
—————————————————–
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
