SIDEE BAAD U ARAGTAAN MAREEGTAN OODWEYNENEWS ?
Waxan u soo bandhi-gaynaa dhamaan Ummadda Reer Somaliland ee ku xidhan shebekaddan in la gaadhay war bixintii sanad-laha ahayd, ee aan idinku waydiin jirnay bal sidda aad u arkay-seen war-baahintii aan halkan ka soo dayn jirnay noocya-deedda kala duwan, sida barnaamij-yadda, maqaaladda, wararka, suugaanta kuwo hore iyo kuwa dambe-ba, heeeso, sawirka maanta, kaartuunka,gabayo,dhacdoo-yinka caalmaka, siyaasadda dal-keena iyo ta dunidda kale-ba, arimaha diinta, adeeg-yadda bulshadda, difaaca dalka, talooyinka guud ee ay soo gudbiyaan maqaal qore-yaasha xirfadaha iyo aragtidda kalla duwan wax ku asteeya, ka hadalka dhibaatoo-yinka iyo faaqi-daadda axwaasha ingu xeeran,arimahan iyo kuwo kale oo aad ka heli doonto su’aalaha hoos ku taxan baan rabnaa in aad nalla socod-siisaan, si aan u qiimayno wax yaabaha naga dhiman, ama raba dib u habaynta, ama aad jecesha-hiin in aanu ku soo kordhino, wixii aad lee-dihiin wax ka bedela, ama ka saara, waxa aad dhufsanay-saan, wixii aan ku haboonayn I.W.M, Waana kuwan ee ka soo dhiibta aragtyi-diina caafimaadka qabta:-
(1) Sidee bay uga qayb qaadatay shebekedu arimihii cakirnaa ee ina soo maray sanadkii ina dhaafay sida doorashoo-yinkii, calaamadi kolba inta aad is lee-dahay way ahayd?
(a) Aad wacan (b) Wacan,
(c) Si hoose (d) Mid-naba,
(2) Ma ka ahayn dhex iska hor imaadaddii maamulkii iyo mucaaridka dhex mari jiray, sida ururaddii samays-may iyo komishanka?
(a) Haa (b) Maya,
(c) Mid-naba. (d) Si kale( sheeg)
(3) Ma waxan u arkay-seen dhinac in aan u janjeedhno?
(a) Haa (b) Maya,
(c) Xag jir (d) Mucaarid, (e) Muxaafid,
(4) Ma u sinayn Ururadda?
(a) Haa (b) Maya,
(c) xag Jir (d)Mmid-naba,
(5) Ma is lee-dihiin daacad baan ka hayan?
(a) Ahaa (b) Maya,
(c) Ahayn muxaafid (d) Ahayn mucaarid, (e) Muxaafid,
(6) Miyey noo kala dhawaa-yeen beelaha Somaliland?
(a) Haa (b) Maya,
(c) Ahayn xah jir (d) Iska yeel-yeel jirnay,
(7) Isku soo dhawynta beelah sidee baad u arkay-seen?
(a) Heer saraysa (b) hoosaysa,
(c) Xun, (d) dhex baan ka ahayn,
(e) Maya,
(8) Maxaa noogu wacan baad u malaynay-saan (koLba kaad dooratay) Q.No. 7-Ka?
(a) Xag jirnomo, (b) Daacadnimo,
(c) Gobolaysi (d) Nin Jaecalaysi,
(9) Dabar goynta qabyaaladda heerkee baan kaga jirnay?
(a) Heer sare (b) Hoose,
( c) Dhiiri gelin jirnay, (d) Mid-naba,
(10) furi-taankii ururadda dhex ma u ahayn?
(a) Haa (b) Maya,
(c) labada-ba, (d) Mid-naba,
(11) Runta ma ka sheegi jirnay waxa kolba socda?
(a) Haa (b) Maya,
(c) Geed sare waab, (d) Qarin jirteen,
(12) Dhanka hir-gelinta cadaaladda sidee baan ahayn?
(a) Aad u wacan (b) Wacan,
(c) Hoose (d) Xun
(13) Ma ka hadli jirnay xaqiiqdda?
(a) Haa (b) Maya,
(c) Dhex ahaan (d) Mid-naba,
(14) Ololii doorashoo-yinka sidee baan uga qayb galay?
(a) Aad u wacan (b) Wacan,
(c) Dhexe (d) Xun,
(15) Ummadda ma u tilmaami jirnay Waxa saxa ah?
(a) Haa (b) Maya
(c) Inta badan (d) Marmar
(16) Ma u qeexi jirnay waxa ay tahay micna doorashadu ummadda?
(a) Haa (b) Maya,
(c) In yar (d) wax badan,
(17) Ma idin la tahay in aan ka soo baxnay waajibka-yagii?
(a) Haa (b) Maya,
(c) Waxoogaa (d) Ma badna,
(18) Dhaliil ma ku lahayn Q.No.17?
(a) Haa (sheeg) (b) mayaa
(c) Wax badan ( qeex) (d) Ma fiicnayn Waayo),
(19) Maqaaladda maxay ka hadlaaya baad jeceshay ( sheeg sabata aad u dooratay)?
(a) Siyaasadda, (b) Adeeg-yadda bulshadda,
(c) Wadaniga, (d) Suugaanta (e) Difaaca,
(f) Waanadda, (g) qabyaaladda, (h) diinta, (i) Sawirka maanta, (j) Kaartuunka, (k)kuwo kale ( cadee),
(20) Maqaaladee baad ugu neceb tahay( Sababtu waa maxay)?
(A) Siyaasadda (b) Adeeg-yadda bulshadda,
(c) Wadaniga, (d) Suugaanta (e) Difaaca dalka,
(f) Qabyaaladda, (g) Kuwo kale ( cadee).
(21) Ma is lee-dahay wax ka bedela?
(a) Haa (b) Mayaa,
(c) Wax badan ( sheeg) (d) Wax yar (sheeg),
(22) Wax ma nagu soo kordhin lahayd akhris-toow?
( a) Haa (b) Mayaa,
(c) Wax yar (Maxaa ka mid ah) (d) Wax badan ( maxa aka mdi ah),
(23) Wax ma naga dhiman yihiin?
(a) Haa (sheeg) (b) Maya,
(c) Mid-na,
(24) M a garanaysaa wax aanu ka joojino shebekedda?
(a) Haa (cadee sababta), (b) Maya,
(c) Mid-na,
(25) Ka waran qaybta faalooyinka ee LEAVE THE REPLY( comments-ka)?
(a) Aad u wacan, (b) wacan,
(c) Ma wacna, (d) Xun, (e) joojiya
(26) Wax ma ka bedeli lahayd su’aasha 25-naad?
(a) Haa (b) Maya ,
(c) Wax badan, (d) Yar
(27) Ma xidhnaa qaybta Faalooyinka ( comments-ka?
(a) Haa (b) Maya,
(c) wax ka bedel (sheeg) (d) Si kalle.
(28) Qore-yaashee baad ugu jeceshay? Qore ilaa sadex!
(a) Ka koowaad, (b) Labaad,
(c) Sadexaad, (d) Midna ma jecli,
(29) Heerkee baan kaga jirnaa war-baahinta?
(a) Heerka koowaad (b) Labaad,
(c) Sadexaad (d) lambar hoose,
(30) Qore-hee baad ugu neceb tahay( sabab)?
(31) Ma jiraan wax yaabo aanan lahyni?
(a) haa ( waa maxay), (b) Maya,
(c) Ma garanaayo.
(32) Ugu dambayn maxad kula talin lahayd maamulka?
Qor tala kooban bal waxad odhan lahayd!
(33) Sidee baad u arkay-seen taariikhi-hii aan soo dayn Somaliland?
(a) Run, (b) Been, (c) Mid bedelan.
(34) Barnaamijka doorka haweenka sidee buu wax tar ugu leeyahay in aan halkan ka siidayno?
(a) si weyn, (b) si yar), (c) Faa’iido ma laha, (d) Mid-aba.
(35) Sidee baan uga qayb qaadnay banaan bixii 20 guuraddii ka soo wareegtaygooni isu taaggii Somaliland?
(a) Si wacan, (b) Si Xun,
(c) Heer Sare, (d) midna.
(36) Shirkii wadda hadalka ee Somaliland iyo somaliya ee London ka dhacay taariikhddan 22/02/2012 ma ka soo baxanay xilkii naga saarnaa?
(a) si wacan, (b) umaan bodin,
(c) si xun, (d) mid-na.
* Waxanu si gaar ah ugu mahad naqaynaa akhrista-yaasha iyo qore-yaasha sida hagar la’aanta ah noola soo xidhiidha ee macmiisha joog-tadda ah, kuwaas oo noo soo gudbiya afkaar-toodda kalla duwan ee wax ku oolka ah hadh iyo habeenba, waxana aanu lee-nahay ku waara sanad wacan oo khayr iyo barwaaqo, cafimaad, horumar iyo wada-jir leh, ilaah ha inaga dul qaado wixii inoo xun oo dhan, wixii colaad ah, cudur iyo is af-garanwaa,dagaaliyo wax allaale wixii aan inoo dan ahayn intaba. Waxa inoo balan ah idinka oo ka soo war bixiya sidda aad u arag-taan su’aalaha 36-ka ah ee sare ku qoran, si ana isu saxno, oo aan u daboolo baahida loo qabo war-baahin miisaaman oo dhan kasta ah, Rabbi ha idin gargaaro ugu dambayn, idinkoo nabad ah iyo annaka oo nabad ah iyo sanadka dambe hadaaya inaka oo ku wadda gaadhna caafimaad, Aamiin.
* N.B Guryo Samo Allahayoow,
Abdi-Shotaly,
Oodweynenews.com.

