|

SOMAALILAND HAMBALYO 2013, By: xisaabiyihii hore ee dawlada hoose ee burco cabdi fataax maxamud nuux

waxan salaamya dhaman shacbi wayna jamuriyada somaliland  guudo iyo deebed ba
waxan leyey ilahay ha inooga dhigo 2013  mid bash bash iyo barwaaqo xanbar san

waxaynu ka soo guuduub nay dorashaadi golo yasha deganada oo ahed miid misan keeda le
oo ay ku baxday dhaqaale badan
isla markana laheed xanaf teeda siyasadeed  oo anay wali shacbigu uu bis laniin

waxa sii gar ah uu salaamaya sanad guradan dhaman akhris ta yasha wabsadka oodwaynenews
oo mudan in la qiimeeyo hab sami uu socoodka wararka uu soo tabinayey oo ku salees na
dhex dhexaad  sido kale dhawuu rayeey  karamada qaran nimaada somaliland

oo ad moodo in badan oo ka mid ah saxafadu inay ku tuumanayso

hadan hoos uu dhadhaco dulucda ham bal yadayda waxan sii gar ah uu salamaya
dhamaan xil dhibanaada golaaha deganka ee deg mada burco
oo an intooda badan aheen dad aqoon fican isu leh
waxan leyey ilahay ha idiin fududeeyo xilka ad qadeen  oo uuu gun tada sidi

burco uga dhigi laheedeen dad midaysan iyo magalo quruux badan
dawulada hoose burco waxay laf dhabar uu tay horumarka burco 
wana mesha ugu dakh liga badan lama dawlada ee gobolka toog dheer

oo leh misaaaniyad ay uu madax banan tahay  isla marka ku horo marin karto magalada
 
gabo gabadi waxan si gar ah uu salamaya xildhiban axmed maxamed cali (ina af yare)

oo aha agasimi waxada cashura dawlada hoose oo an iin badan soo wada shaqaynay

wabilahi tawfiiq
xisaabiyi hore ee dawlada hoose ee burco
cabdi fataax maxamud nuux
COMMENTS