Tacsi Ku Socota Qoyskii Iyo Qarankii Uu Ka Baxay, Marxuum Ahmed Faarx Cali Toor.
إن لله وإن إليه راجعون ،،، ولا حول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم
1. Ahmed Hassan Ducaale (cagaweyne)
2. Siciid Yuusuf cismaan (cawsle)
3. Ahmed Mohame Ahmed (Daauun)
4. Khayre Cali xakiin
5. Ahmed Mohamed Ahmed Ilbir
6. Axmed Xassan Cabdilahi (Digale)
7. Khadar Cali Xakiin
8. Ysiin jibriil Jamac
9. Cabdi Jibril jamac
10. Cismaan Yusuf Xssan
11.Ismaciil jamac Cismaan
12. Khadar Qandhiidh
13. Mohamed Cabdi Ahmed
14. Mahdi xassan Mohamud
Iyo dadkaloo badani waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geetiyooday MARXUUN AHMED FARAX CALI (TOOR) oo shalay ku geetriyooday magalada cerigaabo wxaanu marxuunka ilahy uga baryaynaa inuu ka waraabiyo janooyinkiis ainagan samir iyo iiman inaga siiyo. Si gaarah waxaan ugu diraynaa tacsida ubadkii uu ka tegay marxuunku
