Tacsi: Marxuum MAXAMUUD ISMAACIIL AADAN QALAB-JAAN
Subxaana llaaaaaaaaaaaaah
INAALILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN !!!!!!!!!!
إن لله وإن إليه راجعون ،،، ولا حول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم
Geeri naxdin iyo tiiraanyo badan leh, waxa maanta oo bishutahay 03/01/2013 magaalada Burco ku geeriyooday Alle haw naxariistee Marxuum MAXAMUUD ISMAACIIL AADAN QALAB-JAAN. { كل نفس ذائقة الموت ثم إلينا ترجعون }
دعاء الأحياء للاموات: اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين
waxaan ilaahay uga baryayaa inuu Alle Naxariistii janno Ka waraabiyo marxuumka, Ehelkii iyo Qaraaabadii uu ka geeriyoodayna uu ka siiyo samir iyo imaan Taam ah
: اللهم ارحم موتانا وموتى المسلمين
AAMIIN……. AAMIIN….. AAMIIN
C/samed X.Axmed X.Diiriye
Somaliland – Boorama
AMOUD UNIVERSITY
