Ucid waa mucaarid muxaafid ah.Wadanina waa muxaafid mucaarid ah. Waa qalinkii: Baxnaan xaaji aden
Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo. dhaqankoodu mid maaha . Dhaliil la iskama qaato . DHafoor taabasho weeye . Dhibtana la iskuma eego. daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto. Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee .Kaalayoo bal dhegayso.
Dhaashane:Waarhortaadigu ma UcidbaadtahaymiseWadani?
DHaqane:WaxaanahayUrur la yidhaa : Dulqaad
DHaashane:Alamuxuuhadbameelaan loo jeedinka fad kudiyey.Dulqaadmuxuuahaa?
DHaqane:WaaUrurweyn .Dad badanooaadgaranaysaakujira .Waxaakamida :Sheekh Aden siiro ,Sanwaaomar yare, Qarmaaje , Mujaahid Mohamed xashi ,ma kuuwadnaailaa manta.
DHaashane:Waahalkiikuwiiruwaayadee ,odaydhaqameedbamaadsheeginesiduuururkaasi u soconayaa?Waarbahalkasuldaankudar..
DHaqane:Boqoraakujiraadeer .
DHaashane:Ooyaakamida ?
Dhaqane:Waxaakamidaboqorlibaaxmadow.
DHaashane:Waarwaxanaadshubayso ma naqaane.Maxaadlabadanxisbieemucaaridka ah mid uun u geliwayday?Ileynhabeenmucaaridbaaddhalatoo ,kolaymuxaafidnoqonmayside.
DHaqane:MaxaanugalnaaUcidnawaamucaaridmuxaafidah.Wadaninawaamuxaafidmucaarid ah e . Baladiguwaakaasekaladooro.Wadanimarkaad is tidhaa gal uunbaadarkaysaakiiyoo wax walbaruntaadahayakulmiye ,Hadhownawaxaadarkaysaakiiyoosheeganayaxisbimucaaridah.Ucidnamarkuumaalinyarqayliyoeed is tidhaakanaaxisbimucaaridee gal. ayuunbaadarkaysaakiiyookulmiyexaflad ay leeyiinjooga .markaasaad is waydiinaysaa :TolowUcidba ma kulmiyeykubiirtay?WaarUrurkayagaa yare e Dulqaadbaanuiskahaysanaynaa .Waa iskadulqaadanaynaaintay wax yarsiyihiin.MiyaanadmaqalheestatidhaaLDullahowaduuyadabadan way dambaysaa.
Waa qalinkii: Baxnaan xaaji aden
Sweden
————————————-
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
