|

” Ururka Umadda Wuxuu U Tanaasulay Shacabka Somaliland Iyo Danta Dalka , Xaaraana ku tilmaamay doorashii dalkan ka dhacday”: Guddoomiye ku xigeenka Umadda

Hargaysa(OWN)- Guddoomiye ku xigeenka Ururka  Umadda Cabdirashiid Maxamed Cali  oo maanta ka hadlay  Munaasidan uu Xisbiga UCID uugu dabaal dagaayey sii haysashada jagada Xisbinimo ayaa sheegay in ururka umaddu  u tanaasulay  shacabka  somaliland  iyo danta dalka  xaaraana ku tilmaamay doorashii dalkan ka dhacday.

Guddoomiye ku xigeenku   sidoo kale waxa uu sheegay  in ururka Umaddu uuwada tashi ku jirro  ilaa hadana aanuu meel ku biirin, isaga oo sidoo kalana  sheegay in maanta uu fursad haysto xisbiga UCID loona baahan yahay  in la hello Mucaarad aktif ah, Halkan ka dhagayso:-

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Oodweynenews.com/Hargeysa

COMMENTS