|

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Safar Ku Tagay Magaaladda Saylac Si Uu Loo Xaliyo Khilaafka Ka Dhashay Doorashadii Golaha Deegaanka Ee Saylac

Saylac(OWN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Carraalle (Duur) ayaa socdaal shaqo ku tagay magaaladda Saylac ee xarunta gobolka Salal , waxaana  si diiran ugu soo dhaweeyay magaaladdaas   Maayarka cusub ee degmadaas Md.Xuseen Iidle Barkhadle,  iyo masuuliyiin kale , warkii oo dhan.

COMMENTS