|

Xil Magacaabis Wakiilka Boqortooyada Sacuudi Arabiya ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID

 

Ujeedo: Magacaabis Wakiilka Boqortooyada Sacuudi Arabiya  ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID

Markaan arkay Mabaadiida Xisbiga UCID ee xidhiidh ka Caalami, markaan arkay Siyaasada  Boqortooyada Sacuudi Arabeeya iyo Xidhiidhka Somaliland ee Sii Xoogaysanaya, makraan fahmay kor u kaca Dhaqaale iyo hufnaanta  Siyaasadeed ee Dalka Boqortooyada Sacuudi Arabeeya, markan arkay baahida wayn ee loo qabo isku xidhka labada Dal. waxaan gartay in aan  magacaabo wakiil-ka Xisbiga UCID ee Dalka Boqortooyada Sacuudi Arabeeya.

 

markaan arkay aqoontisa kartidiisa iyo khibradiisa waqtiga dheer waxaan u magacaabay Khadar Xuseen Diiriye wakiilka Dalka Boqortooyada Sacuudi Arabeeya ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID.

 

 

ALLA                         MAHAD                      LEH

 

Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng, Faysal Cali Waraabe

Saxeex: _____________

 

 

 

COMMENTS